Dil Wiil Dhalinyaro ah loogu geestay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo hubeesan ayaa xalay xaafada Raadeelka ee Degmada Dayniile waxa ay ku dileen wiil dhalinyaro ah oo ku shaqeesanayay mooto bajaaj, waxaana baxsaday kooxihii dilkaasi geestay. Sida aan wararka ku helnay raga dilka geestay ayaa dhac u geesanayay mooto bajaaj uu watay wiilka la dilay, waxaana la sheegay Wiilka la dilay in uu ka biyo … Continue reading Dil Wiil Dhalinyaro ah loogu geestay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya